Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo digniino culus ka soo saarey Dhuusamareeb (Akhriso)

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug oo caawa shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb Caasimmadda Galmudug ayaa sheegay in mas’uuliyadooda tahay dib u dhiska Galmudug loo dhan yahay. Waxay intaas ku dareen in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda laga badiyo, iyagoo wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka … Continue reading Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo digniino culus ka soo saarey Dhuusamareeb (Akhriso)